Dal Carbeed Oo Mamnuucay Inay Qoysasku Is-Furaan Bisha Ramadaan !
Gaza 01. June 2017 (SDN/QJ):- Waxa jira Dal ka mid ah Dalalka Carabta oo aan laga ogolayn in guud ahaan bisha Ramadaan ay is qabtaan lammaane is qaba kuwaasi oo xattaa haddii ay garsoorka isla hortagaan aan laga yeelayn inay is furaan inta lagu gudo jiro bishan barakaysan. Haddaba, Dalka Carbeed ee tallaabadaasi qaaday waa…
