Iska Jir oo Ka Feejignow In Qofka Koomada Ku Jira aad Weedho Xun oo uu Dhibsado Ka Dul Tidhaahdid,Waayo Wuu Maqlayaa Hadal Kasta oo Carabkaaga ka Soo Yeedha

Johannesburg 02. June 2017 (SDN/QJ):- Martin Pistorius oo ah qoraa iyo farsamo yaqaan sameeya bogagga internet ka (Websites) oo u dhashay dalka Koonfur Afrika, ayaa galay shil ku keenay kooma uu ku jiray muddo 12 sano ah oo marxalado kala duwan ahayd, kadib markii uu shil gaadhi galay. Martin in kasta oo uu waxoogaa soo…

Read More

Qaar Ka Mid Ah Hogaamiyayaasha Adduunka Ee Wakhtigan Maamula Dalalka Adduunka Ugu Quwadda Weyn Oo Aan Lahayn Wax Ubad Ah

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- In ubad la dhalaa waa hammiga rag iyo haweenba qof walbaana waxa uu jecel yahay in uu dunida guudkeeda ku arko ubad uu dhalay oo isaga ka beermay, ubad jacaylka iyo in dadku tafiirmaan waa mid ay dadka dunida ku nooli diinta ay doonaan ha haystaane ay ka siman yihiin…

Read More

12 Siyaabood Oo Aad Ku Horumarin Karto Caafimaadkaaga Xiliga Soonka Ee Bisha Ramadaan

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaan ka cudur-daaranayaa ereyo hor leh oo aan af-Soomaali u waayay, sababtuna tahay, Sayniska oo aan erey-bixin ballaadhan ku lahayn af-Soomaaliga. Bisha barakaysan ee Ramadaan waa bisha ay Muslimiintu soomaan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Soomku waa mid ka mid ah shanta tiir ee Islaamka. Soonku waa inaad…

Read More

Gabadh Ku Guulaystay in Gaadhigeeda oo Tuugi Kaxaysatay ay Si Xeelad ah ku Fuushay Soona Dhacsatay Isla Markaana Qaab Geesinimo Leh Isaga Badbaadisay Shil Ku Yimaada DAAWO

Washington 02. June 2017 (SDN/QJ):- Gabadh u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Melissa Smith ayaa iyada oo si caadi ah gaadhigeeda u wadata waxa ay timid kaalin shidaal si ay gaadhiga ugu shubato shidaal. Dalalka reer galbeedka iyo meelo kale oo badan oo dunida ahba waxaa caado ah in darawalku uu isagu ka soo…

Read More

Dalka Saacadaha Ugu Dheer Laga Soomayo Iyo Kan Ugu Gaaban Qaaradaha Adduunka, Halkeese Somaliland Kaga Jirtaa Saacadaha Soon Ee Shucuubta Carabeed Soomayaan

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu ku Jirnaa Tobankii Cisho ee u Horeeyay ee Bisha ramadaan oo ay sannad walba dadka Muslimiinta ahi soomaan ahna Bil Barakaysan oo Ilaahay SWT ku tilmaamay raxmad, dambi-dhaaf iyo in naarta lagaga xoreeyo dad badan. Iyada oo haddaba dadka Islaamka ahi ku guda jiraan gudashada Soomka Bishan Barakaysan ee…

Read More

Maalmo kooban oo Ka tirsan ramadaanta Waxaad dhintaa 10 Kg oo Miisaankaaga ah!!

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Bisha Barakaysan ee ramadaantu waxay inoo tahay fursad qaali ah oo aynu miisaankeena ku dhimayno inaga oo isticmaalaynayna cuntooyinka faa’iidada u leh caafimaadkeena, sida ay sheegeen khubarada dhanka cuntada iyo caafimaadku. Culimadu waxay sheegayaan in dadka miisaankoodu kordho bisha barakaysan ee ramadaantu inay yihiin dad aan raacin dariiqooyinka caafimaad ee…

Read More

Shiinaha oo ka Digay Gantaalka Isu dhiga gantaalaha ee Maraykanku tijaabiyeen

China 02. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka shiinuhu waxa uu si weyn uga digay arinta ku saabsan gantaalaha isu dhiga gantaalaha kale, waxana ay arintani ku soo beegantay iyadoo Millateriga maraykanku ay Tijaabiyeen Gantaal kuwa difaaca ah oo isu dhigaya Gantaalaha cadowga, looguna talogalay inay shacabka Maraykanka kaga nabadgeliyaan gantaalo ay suurogal tahay inay Waqooyiga Kuuriya…

Read More

Socodku Wuxuu Wanaajiyaa Isla Markaana Xoojiyaa Caafimaadka Maskaxda iyo Wadnaha

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa gaadhay natiijo tilmaamaysa in socodka xawaarihiisu dhexdhexaadka yahay uu yareeyo xaaladaha caafimaad ee dhaawaca ama daciifiya shaqada iyo heerka faham ee maskaxda, sababta ugu weynina waa xididdada dhiigga maskaxda gaadhsiiya oo xidhmaya ama sidooda aan u shaqaynayn. Xeeldheerayaal u dhashay dalka Kanada oo cilmibaadhistoodan ku faafiyey Joornaalka…

Read More

Dawladda Madaxweyne Trump ee Maraykanka oo Go’aansatay inay Ka Baxayaan Heshiiskii Wax ka qabashada Cimiladda Adduunka & Sababaha ay Cuskanayaan

Paris 02. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa si rasmi ah u go’aansaday inay Maraykanku ka baxayaan heshiiskii wax ka qabashada cimilada adduunka ee Paris, sida ay baahisy mareegta Axios the news oo inta badan u dhuun daloosha dhacdooyinka ka socda aqalka cad gudihiisa. Madaxweyne Trump ayaa ku tilmaamay heshiiskii cimilada ee Paris, khiyaamo…

Read More

80 Ruux oo Ku Dhintay & 300 oo Kale oo Ku Dhaawacmay Qarax ka Dhacay Kaabuul

Kabul 02. June 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 80 Qof ayaa ku dhintay Saddex boqol oo qof oo kalena wey ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay Magaalada Kaabuul Caasimada dalka afganistaan. Booliska ayaa sheegay in Qaraxan loo adeegsaday Gaadhi laga soo buuxiyey waxyaalaha qarxa Kasoo uu ka dhacay meel ku dhaw Mandaqada ay Badi Safaaradaha dalalka shisheeye …

Read More

Golaha Amaanka Qaramadda Midoobay oo Walaac ka Muujiyey Cudurka Daacuunka Iyo Colaadaha ka aloosan Dalka Yemen

New York 02. June 2017 (SDN/QJ):- Golaha amaanka Qaramada midoobay ayaa Werwer weyn ka muujiyey xaaladda  Colaadda iyo Cudurka koleeraha oo fara baas ku haya dalkaasi Yeman. Golaha amaanku Waxa uu ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yeman iney xabadda joojiyaan si ay suura gal u noqon karto in gargaarka iyo kaalmooyinka la gadhsiiyo dadka…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo Ku Soo Laabtay Magaaladda Hargaysa Iyo Xisbiga Ucid Iyo Mas’uul ka Socday Xukuumadda oo Soo Dhawayn Ku Maamuusay DAAWO

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Mar Kale Waxa uu Socdaal Ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Kadib Markii uu Ka Soo Kicitimay Waddanka Kenya oo uu Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Ku Sugnaa. https://www.youtube.com/watch?v=wN6Xa4pTCoA

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Tartannada Ramadaanta ee Garoomada Degmooyinka Macallin Haaruun, Gacan-libaax, 26-ka June iyo Koodbuur SAWIRO

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qabgalay tartannada Kubadda Cagta bisha Ramadaan ee ka socda garoomada degmooyinka Macallin Haaruun, Gacan-libaax, 26-ka June iyo Ibraahim Kood-buur, kuwaas oo ka mid ah tartannada lagu qabanayo gobollada dalka oo dhan oo agabka lagu ciyaarayo uu bixiyey xisbiga…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Joojinayo In Gaadiidka Dawladda Lagu Xidho Taarikada Rayidka Akhri

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guryeynka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa soo saaray Digreeto uu ku mabnuucayo in Gaadiidka Dawladda lagu xidho Taarikada cad ee Gaadiidka Rayidka. Wasiirka Hawlaha Guud oo Digreetada soo saaray, ayaa Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda u soo jeediyey inay dhaqan-geliyaan Wareegtadan isla-markaana soo xereeyaan…

Read More

BURCO Oo Xaalad Deg-deg Ah Oo Caafimaad La Geliyey, Shuban-biyoodka Oo Meel Halis Ah Maraya, Dugsiyada Oo La Fasaxay & Dhakhaatiir La Dhigayo Kaantaroollada

Burco 01. June 2017 (SDN/QJ):-Cudurka Shuban-biyoodka oo ka Dillaacay Magaalada Burco iyo deegaannada ku xeeran ee Gobolka Togdheer, ayaa markii uu Labadii Maalmood ee u dambeeyay ay u dhinteen 24 Qof isla-markaana uu soo ritay Dad ka badan 158 Qof, waxa Magaalada Burco lagu soo rogay Xaalad Deg-deg ah oo wax lagaga qabanayo Xanuunkaasi. Kulan…

Read More

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Maanta Kulan Isugu Yimid Madaxtooyada Ayaa Warbiximo Ka Dhegeystay Xubno Ka Mida Guddida SAWIRO

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Guddida ka soo kabashada abaaraha oo weli ku gudo jira dedaalkoodii qaadhaan ururinta ayaa kulan ku yeeshay maanta oo ay taariikhdu tahay 01.06.2017 madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu kulankaasi daba socday kulamadii hore ee guddidu sida joogtada ah marwalba ugu kulmi jireen qasriga madaxtooyada.   Haseyeeshee kulankani waxa uu kaga duwanaa…

Read More

Ethiopia Eyes Obtaining Partial Share Of Berbera port ‘’ Ethiopian Minister of Transport

Addis Ababa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Ethiopia is looking to be part of the tripartite investment and shareholders in Berbera Port of Somaliland that was previously managed by the Dubai based DP World and the Somaliland government. Recently Somaliland media outlets quoted Hussein Ige Dayr, spokesperson for the president of Somaliland, stating that Ethiopia will…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Cafis u Fidiyey 87 Maxbuus oo Ku Jira Xabsiga Burco Kadib Markii uu Cudurka Shuban Biyoodku ka Dilaacay DAAWO

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu Shalay Xabsiga Burco ka sii daayay 87 Maxbuus oo ku Jiray Xabsigaasi Kadib Markii uu Cudurka Shuban Biyoodku ka dilaacay Xabsigaas isla markaana ay u dhinteen Tiro Maxaabiis iyo Askar isugu Jirtay

Read More