Tahriibayaal Shidaalkii Gaadhigu Uu Ka Dhamaaday Iyo Halaaga Saxaraha Ku Qabsaday !!
Tripoli 01. August 2017 (SDN/QJ):- Tahriibayaal u socday dalka Liibiya si ay uga sii galaan xeebaha dalka Talyaaniga ayaa waxaa qabsaday halaag iyo murugo ka dib markii gawaaridii ay wateen uu ka dhamaaday Shidaalka halka mid kale uu isna ka halaabay . Tahriibayaashaan ayaa ku dhex dhumay Saxaraha cidlada ah ee u dhaxeeya wadamada Sudan…
