Golaha Guurtida oo Ku Fashilmay inuu Ergo Nabadeed u diro Ceel-afweyn iyo Guddoomiyaha oo ka hadlay Hakad 2-aad DAAWO
Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Guurtida, ayaa markii labaad shaaciyey in Hakad ku yimi Ergo-nabadeed oo Goluhu iska xulay, si ay uga hawlgalaan nabadaynta Beelaha ku diriray deegaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo aan weli si rasmi ah u sheegin sababta…
