Hogaamiyaha Jarmalka oo dadaal ugu Jirta Sidii Xal Dublamaasiyadeed loogu soo afjari lahaa Xiisada Kuuriyada Waqooyi
Berlin 11. September 2017 (SDN/QJ):- Ra’’isal wasaaraha Dalka Jarmalka Angela Markal ayaa sheegtey in dalkeedu uu diyaar u yahay inuu ka qayb qaato dedaalka loogu jiro sidii hannaan diblumaasiyadeed loogu dhamayn lahaa Banaamijka Nuclear-ka Kuuriyada woqooyi. Mrs. Merkal oo u waramaysay Shebakada Euro News ayaa waxay tidhi” haddii la doonayo in dalkeedu wada hadalada uu…
