Pennsylvania: Laba Haween Ah Oo Caalamka Ka Yaabiyey, Kadib Markii Ay Isku Dayeen Inay Baan Dhacaan
Pennsylvania 10. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Pennsylvania ayaa sheegay in ay laba dumar ahi ka dambeeyeen isku day dhac oo lagu doonaayey in lagu dhaco Baan ku yaala Pennsylvania , iyaga oo intaas ku daray in ay baxsadeen labadaasi dumar ahi. Labadan dumar ah ayaa intii aanay soo gelin Baanka waxay soo xidheen dharka ay…
