Hogaamiyaha Mucaaridka Waddanka Kenya oo Ku Hanjabay Inuu Qaadici doono Ka Qayb galka Doorashada Madaxtinimo & Damaanad uu u Baahan yahay
Nairobi 07. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku hanjabay in aanu ka qeyb geli doonin doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee bisha oktoobar dhici doonto. Wuxuu sheegay inuu u baahan yahay dammaanad qaad dhinaca dastuurka ah mana uusan ka bixinin sharraxaad arrintaasi. Isbuucii la soo dhaafay ayaa maxkamadda ugu sarreysa…
