Turkiga oo Abaabulaya Shir ay Waddamada Islaamku ka Yeeshaan Gumaadka Lagu hayo Qoomiyada Rohinga ee Dalka Myanmar
Istanbul 05. September 2017 (SDN/QJ):- Dawlada dalkaasi Turkey-ga ayaa shaacisay shir ay u qabanayso waddamada Islaamka ah, kaas oo lagaga arrinsan doono xasuuqa iyo barakicinta loo geysanaayo dadka Muslimiinta ah ee ku nool wadanka Myanmar ama Burma . Waxaana shirkaasi ku dhawaaqay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi Turkey-ga Mevlut Cavusoglu , isaga oo wasiirku sheegay in…
