Gelinka Hore ee Beri oo Salaasa ah oo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ay Ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Hordhaca ah ee Doorashaddii Madaxtooyadda!!
Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Waxa Beri oo Salaasa ah ay Komiishanka Doorashooyinka Qaranku Shaacin doonaan Murashixiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Ka soo baxay Doorashaddii Madaxtooyadda ee 13-kii Bishan ka dhacday geyiga Somaliland. Natiijada ku meel gaadhka ah ee Komiishanku ku dhawaaqi doono waa mid hadaba la sii hayo oo aan xiiso badan xambaarsanayn hasa…
