Hargeysa: Dhalinyaro Si Adag isugu Qabtay Xafiiltanka Siyaasadeed ee Xisbiyada ay kala Taageeraan oo Is-Toogtay!!
Hargaysa 19. November 2017 (SDN/QJ):-Laba Wiil oo Dhallinyaro ah oo reer Hargeysa ah ayaa ka dib markii ay isku qabteen Xafiiltanka Xiisadaha Siyaasadeed ee dalka ka jira, gaar ahaanna u dhexeeya labada Xisbi ee ay kala taageersanaayeen ama midkoodba mid taageersanaa, waxaanay isu adeegsadeen rasaas sababtay dhaawac. Sidaas waxa xaqiijiyay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi…
