Dawladda Jabuuti Oo War Ka Soo Saartay Doorashada Somaliland DAAWO
Hargaysa 13 November 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Jabuuti ayaa ka hadashay Doorashada Madaxtooyada ee Shacabka Somaliland Maanta u dareereen. Safiirka Dawladda Jabuuti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye oo la hadlay Telefiishanka Star ayaa sheegay inuu kormeeray Goobaha Cod-bixintu ka dhacday ee Magaalada Hargeysa, isagoo amaanay nidaamka Dadku Codadkooda u dhiibteen, “Anigoo ah Safiirka Dawladda Jabuuti u matalaya…
