Xisbiga KULMIYE oo ka Hadlay Natiijada Doorashada Madaxtooyada iyo Farriin uu u Diray Taageerayaashiisa & Mucaaradka DAAWO
Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay dalka Isniintii toddobaadkan iyo halka ay marayso natiijada codbixinta ee ay wadaan Komishanka Doorashooyinka Qaranku. Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf iyo Afhayeenka xisbiga Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiska…
