Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Dhanbaalkiisa Curashadda Sannadka Cusub ee 2018
Hargaysa 31. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee miilaadiga 2018-ka awgeed u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan gudaha iyo dibedda dalka. Madaxweynuhu mar labaad waxa uu Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran…
