Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Xerada Ciidanka Qaranka Ee Birjeex, Cusbitaalka Ciidanka Iyo Miiska Saraakiisa, Xadhigana Ka Jaray Dhisme Dabaq ah Oo Ciidanku Dhistay SAWIRO

Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka kormeer ku tegay xerada ciidanka qaranka Somaliland ee Birjeex oo dayac-tir lagu sameeyey, xayndaab cusubna lagu wareejiyey, waxana uu badhtamaha xerada salaan kaga qaatay cutub katirsan ciidanka qaranka, iyada oo   uu taliyaha ciidanka Sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani uu kormeerkaas ku wehelinayey. Madaxweyne…

Read More

Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Magaalada Burco DAAWO

Burco 01. February 2018 (SDN/QJ):-Laba Qof ayaa ku dhaawacmay rabshado maanta ka dhacay Magaalada Burco kadib markii ay dawlada hoose ee Magaaladaasi samaysay hawl gal ay ku banaynaysay jid ku yaala xaafada October ee magaaladda Burco waxaana is maandhaaf ka dhex dhashay dadweynaha degen xaafadaasi iyo Ciidanka Booliska ee qaybta ka ahaa hawl-galkan. https://www.youtube.com/watch?v=UMJBgYPzzPU

Read More

Maamulka D/Hoose ee Burco oo Jabiyey Wareegto Lagu Joojiyey Bixinta Dhulka Danta Guud iyo Xukuumadda oo ka Hadashay DAAWO

Burco 01. February 2018 (SDN/QJ):-Maamulka Dawladda Hoose ee degmada Burco, ayaa jabiyay  wareegto   Wasaaradda Hawlaha Guud ay Maayarrada kaga joojisay sharciyaynta iyo qorshaynta dhulka bannaan ee Magaalooyinka  dalka  iyo bixinta dhulka danta guud oo soo baxday 3-dii Bishii hore. Maayarka Burco Maxamed Yuusuf  Cabdiraxmaan (Murad) iyo ku-xigeenkiisa Maxamuud Xasan Jaamac (Xoday), ayaa  ciidanka qaranka ee…

Read More

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Maanta Soo Gabo Gabaysay Imtixaan Kaabis ah oo Laga Qaaday Ardaydii Dugsiyada Sare ee Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Sannadkan Dhacay DAAWO

Hargaysa 01. February 2018 (SDN/QJ):-Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa soo gebogabaysay Imtixaan la qaadayey Arday ku hadhay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee sannad-dugsiyeedkii 2016-2017, kuwaasi oo mar labaad Imtixaan laga qaaday, ka dib markii Afar bilood loo waday Waxbarasho Kaabis ah. Gebogabada Imtixaankan shahaadiga ah waxa faahfaahin ka bixiyey Agaasimaha waaxda tayaynta Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashda iyo…

Read More

Shirkii Wasiirrada Soomaaliya & Nuxurka Qodobadii Maanta la Horgeeyey!!

Muqdisho 01. February 2018 (SDN/QJ):-Shirka Goloha Wasiirradda ee Xukuumadda  federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir gudooominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa maanta looga hadlay, soo bandhigidda jadwal-howleedka shaqo ee tubta siyaadda loo dhanyahay, Warbixin ku hadlaysa xaaladda Wabiyadda Daawad iyo Shabeelle, Sharciga Shirkadaha oo loo qaybiyay goloha wasiiradda, Warbixn ku saabsan shirka Dhaqaalaha…

Read More

“Hantidii Ummadda oo la Lunsanayo Waan Diiday Anigu inay Saxeexayga ku Baxdo” Xoghayihii hore D/Hoose ee Hargeysa DAAWO

Hargaysa 01. February 2018 (SDN/QJ):-Xoghayihii Dawladda Hoose ee Hargeysa Md. Cali Xasan Cawaale, ayaa ku dooday in sifo aan sharci ahayn xilka looga qaaday, isla markaana aan waxba laga qaban warbixin la xidhiidha musuqmaasuq uu hore ugu gudbiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin, ayaa wareegto uu soo saaray shalay,…

Read More

Habsami socodka 10 Maalmood oo diiwaangelin Shaqaale ah iyo Diiwaangelinta 11 Xarumo Dawladeed

Hargaysa 01. February 2018 (SDN/QJ):-Muddo laga joogo 10 maalmood ayaa si rasmi ah loo bilaabay diiwaangelinta shaqaalaha dawladda Somaliland gaar ahaan caasimadda Hargeysa iyada oo wejiga labaad loo sii gudbi doono gobollada iyo degmooyinka kele ee dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray hawshaas diiwaangelinta isaga oo madaxweynuhu ka hadlay ujeeddada…

Read More

Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Oo Ku Dhawaaqay Hadal Uu Ku Burinayo Go’aan Uu Suldaan Maxamed C/qaadir Ku Hakiyey Shir Beelaha Gar-xajis U Ballameen DAAWO

London 01. February 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Madar oo ka mid ah Salaadiinta waaweyn ee Beelaha Gar-xajis, ayaa ku dhawaaqay go’aan uu ku burinayo Go’aan uu doraad soo saaray Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, kaasi oo ahaa inuu joojiyey ama hakiyey muddo aan cayimnayn shirkii Beelaha Gar-xajis. Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar ayaa sheegay in shirkii beelaha…

Read More

Dhakhtar Fara-xumeeyey 265 Hablood oo Xukun Aad u Adag Lagu Riday!!!

Washington 01. February 2018 (SDN/QJ):-Dhakhtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la sheegay in gabdhaha yaryar ee uu faro xumeeyay ay gaadhayaan illaa 265 qof. Illaa 65 gabdhood oo hor leh ayaa qiraal ka bixinaya maxkamad todobaadkan, xili toddobaadkii hore ninkan lagu xukumay 175 sanWo oo xabsi ah kadib markii 160 dumar ah ay ka sheegteen…

Read More