Dhismaha Warshadda Daqiiqda ee Magaaladda Berbera Oo Soo Gaadhay Marxaladii Geba Gebada & Warbixin laga Diyaariyey DAAWO

Hargaysa 27. March 2019 (SDN/QJ):- Wershada Daqiiqda ee Magaaladda Berbera ayaa Maraysa Heer gebo gebo ah,Waxaana la filayaa inay meesha ka saari doonto daqiiqda dalka dibadiisa la inooga soo waarido.   Hadaba Waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warbixintan oo uu ka diyaariyey Weriye Cali Axmed Cawaale Caano dhame ee Daawasho wacan.

Read More

Waxa aan ka fikiraa halka u isbedelku ka bilaabmo, haddana waxa aan naftayda ku qanciya in aan anigu iska bilaabo Idiris Tooxyare

Waxa aan ka fikiraa halka u isbedelku ka bilaabmo, haddana waxa aan naftayda ku qanciya in aan anigu iska bilaabo. Sidee ayaan haddana isa sii waydiiya? In aan noloshayda isbedel u hor-seedo oo ka bilaabma ta hab-dhaqankayga nafsadeed, iyo bulsheed. Suaal ayaan haddana iska sii waydiiya sidee loo dhalin karaa mid bulsheed waxa isoo baxday…

Read More

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadlay isku day dil oo uu ka badbaaday Iyo Dhaawac soo Gaadhay DAAWO

Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Horumarinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faah-faahin ka bixiyay dhaawac ka soo gaadhay Xabbad uu ku furay Askari Kabtan ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka. Agaasime Xergeeye oo sida uu sheegay ay rasaastu kaga dhacday labada bowdyo oo uu xusay in dhaawac fudud ama…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo u ka Jawaabtay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Puntland DAAWO

Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo xalay ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamulka goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ka hadley muranka dhinaca xuduuda ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Sidoo Kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Ciise…

Read More

Puntland Oo Dooratay Madaxweyne Cusub, Waxyaabaha Riday Cabdiweli Gaas Iyo Dr. Cali Ciise Oo Helay 1 Cod

Garowe 08. Jan 2019 (SDN/QJ):- Saciid Cabdillahi Maxamed oo loo yaqaan Saciid Deni ayaa maanta loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland. Saciid Deni ayaa wareeggii ugu dambeeyey ee doorashada madaxweynaha Puntland, oo maanta ka dhacday magaalada Garoowe, waxa uu kaga adkaaday Asad Cismaan Diyaano. Deni ayaa helay codadka 35 ka mid ah…

Read More

Gaadhigii Gudoomiye Cirro oo Ciidanku la Wareegeen + Ilaaladiisii oo laga Kaxaystay Iyo Xisbiga Waddani oo 24 Saacadood Xukuumada u qabtay DAAWO

Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):- Ciidamada amaanka Somaliland ayaa badhtamaha Caasimadda hargaysa waxay shalay wiish kaga qaateen Gaadhigii Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro halka ay sidoo kalena ka Kaxaysteen Dhamaan ciidankii ilaalada u ahaa Gudoomiyaha.

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Mar kale ka hadashay Qadiyada Ganacsade Axmed Cismaan Geelle  DAAWO

Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ahna afhayeenka xukuumadda somaliland md maxamed muuse diiriye ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay Arrimaha  doorashooyinka iyo   Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle. https://www.youtube.com/watch?v=pLqpO1wICLw  

Read More

“Xukuumaddu Baanka Faransiiska iyo Dawladda Jabuuti ayey wakiil ka noqotay oo waxaan taariikhda la arag oo aan la maqal ayaa dhacay” Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani DAAWO

Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):- Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay muranka maaliyadeed ee u dhaxeeya Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo Baanka Faransiiska. Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Md Cabdiqaadir X Ismaaciil Jirde ayaa ugu horreyn iftiimiyey shaqsiyada Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo kaalinta uu Somaliland kaga jiro, waxaanu yidhi “Xisbi ahaan waxa noo suurto…

Read More

Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Somaliland iyo Maamulkiisa oo Xilkii si rasmi ah ugala wareegay Wasiir Guri barwaaqihii Xilka laga qaaday iyo Ku Xigeenkiisii DAAWO

Hargaysa 06.April 2019 (SDN/QJ0:- Munaasibad Siweyn Loo Soo Agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen Masuuliyiinta Cusub ee Loo Soo Magacaabay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyi-galinta Somaliland Iyo Masuuliyiintii Hore ee Wasaaradaasi, Xafladaasi, Waxa ka Soo Qayb-galay Shaqaalaha waynaha Wasaaradda Warfaafinta Madax iyo Mas’uuliyiin kala duwan.

Read More