
Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):- Ciidamada amaanka Somaliland ayaa badhtamaha Caasimadda hargaysa waxay shalay wiish kaga qaateen Gaadhigii Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro halka ay sidoo kalena ka Kaxaysteen Dhamaan ciidankii ilaalada u ahaa Gudoomiyaha.
