Ciidankii Puntland ka joogay Tukaraq oo ka baxay, Gaas oo Baaq u diray iyo Dani oo Kulan degdeg ah la yeeshay Taliyeyaasha Ciidammada – Warbixin
Garoowe 09. Jan 2019 (SDN/QJ):- Madaxweynaha shaqada ka tegaya ee Maamul-goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), oo shalay doorashada lagaga guulaystay, ayaa maanta ka hadlay Ciidammada Millateriga Puntland ee ay Ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland isku hor-fadhiyeen deegaanka Tukaraq ee Bariga goblka Sool, halka Madaxweynaha la doortayna kulan la yeeshay Madaxda Ciidammada. Ciidammada jiidda Tukaraq ee gobolka…
