Hargaysa 06. March 2019 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafininta, dhaqanka iyo wacyigalinta JSL Md. C/raxamaan C/laahi Faarax (guri-barwaaqo) ayaa maanta Ka qaybgalay xaflad uu xilka kula wareegayey Agaasimaha cusub ee Telefishanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cali (Waji).
Agaasimaha Cusub ee Telefishanka Qaranka oo Xilkii Maanta Si Rasmi ah Ula Wareegay iyo Nuxurka hadalo Madashaasi laga Jeediyey DAAWO
