Mareykanka oo xanibaya cidii carqaladeysa Dimuqraadiyada Soomaaliya
Washington (QJ) – Wasaarada arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay iney xayiraad dhinaca socdaalka ah saarayaan kuwa uu ku sheegay iney carqaladeynayaan hanaanka dimuqraadiyada Somalia. Xogahayaha arrimada dibeda ee Mareykanka Anthony Blinken oo warkan soo saaray ayaan sheegin Magacyada shaqsiyaadka la saarayo xanibaada balse waxaa uu xusay iney ka go’an tahay taageerida nabada iyo dimoqraadiyada…
