Jaamac Yare oo maanta Toon lagu aasay
Hargeisa (SD) – Waxa maanta lagu aasasay Qaran loogu sameeyay xabaalaha Toon ee duleedka magaalada Hargeysa General Jaamac Maxamed Qaalib oo dhawaan ku geeriyooday dalka Jabuuti. Marxuum Jaamac oo si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalida guud ahaan ayaa aaskiisa waxa ka qeybgalay madaxda dawlada Somaliland iyo hogaanka Axsaabta Qaranka. Marxuumka ayaa taariikh hogaamineed ku lahaa…
