Garyaqaan Mubaarig Cabdi ” waayo aragnimayda xabsiga Hargeisa “Hargeisa central prison”
Xabsiga dhexe ee Hargeisa oo dib u dhis balaadhan lagu sameeyay 2005 Qareeno Reer soomaliland ah oo Maxakamadu xukuntay iyagoo kiis ku gudo jira ,xilligaas waxa soo booqday caasimada iyo xabsigaba wafti ka socday QM gaar ahaan ergaygii gaarka ahaa ee xuquuqda aadamaha ,warbixintii ay qoreena waxa ku jirtay in la dumiyo jeelka weyn oo…
