Taliye Dabagale oo u hanjebay taageereyaasha xisbiyada mucaaridka

Hargeysa (QJ) – Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa maanta lagu wargeliyay in ay heegan buuxa galaan, kadib mudaharad xasiloon oo ay ku baaqeen madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland. Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqandhi (Dabagale) ayaa fariin adag u diray cidkasta oo ku foogan ka qeyb qaadashada isu soo baxa salmiga ah ee axsaabta…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Baydhabo (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhaba ee xarunta maamul goboleedka Koonfur Galbeed si baaxad leh loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa gegida duyuuradaha ee caasimada maalmulka waxa ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu hogaaminayo madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen. Safarka Xasan Sheekh ayaa ah kii u horeeyay ee uu caasimada uga baxo ilaa…

Read More

Kulankii caawa iyo Muuse oo ka cawday Gantaalo Faysal ku riday, doorashona diiday

Hargeysa (SD) – Xisbiyada mucaaridka Somaliland iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta wadahadal aaney wax natiijo ahi ka soo bixin oo doorashooyinka ku saabsanaa ku dhemaray madaxtooyada. “Waxaanu u tagnay madaxweyne difaacanaya aragtidiisa oo cadhaysan,waxaana uu diyaar u yahay inuu qabto doorashada uu Rabo ee ururada uma diyaar ah Doorasho Madaxweyne ” Faysal Cali Waraabe. Guddoomiyaha Xisbiga…

Read More

STATEMENT BY SPECIAL REPRESENTATIVE OF THE SECRETARY-GENERAL JAMES SWAN TO THE SECURITY COUNCIL ON THE SITUATION IN SOMALIA

Madam President, Distinguished Members of the Council, Thank you for the opportunity to brief on the situation in Somalia. I am pleased to do so once again along with the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia, Ambassador Francisco Madeira. Madam President, The conclusion of Somalia’s electoral process last week…

Read More

Maxkamada Hargeysa oo xukun ku riday Suxuufiyiin

Hargeysa (QJ) – Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta min hal sanno iyo afar bilood ku xukuntay wariyeyaasha kala ah Mohamed Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed halka ay xorriyadiisii u soo celisay Cabdiraxmaan Khaliif. Suxuufiyiinta ayaa ilaa April u xirnaa tebin ay ka sameeyeen xabsiga dhexe ee Hargeya oo rabshado ka socdeen. Geesta Kalena  weriye Cabdimaalik muuse coldoon ayaa…

Read More

Daahir Riyaale oo ka jawaabay beenta Kulmiye in qarinmada Somaliland aaminsan yahay

Paris (SD) – Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta markii u horeysay ka jawaabay sheegashooyinka Kulmiye ee la xiriirtay isgarabtaaga Somaliland. Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo lagu xusuusto isku heynta iyo horumarinta dimuqraadiyada Somaliland ayaa sheegay in Kulmiye aanu marna qiran in doorashadii 2003dii looga badiyay. ” abdilaahi Jawaan…

Read More

Kulmiye oo weeraray madaxda Axsaabta Qaranka

Hargeysa (QJ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa mar kale cadeeyay damaciisa mudo kororsi iyo qorshe uu axsaabta qaran maslaxa siyaasada uga saarayo. Madaxweynaha Somaliland ayaa sidaa ka sheegay munaasibad lagu xusayay 20 guurada kasoo wareegtay markii la aas aasay xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye. Madaxweynaha ayaa sheegay in xisbiga Kulmiye, uu taageerayaa furista urrurada,…

Read More

Xarunta Xuquuqul Insaanka ayaa dhaleeceysa muwaaadin reer Jabuuti ah oo Gabiley lagu xiray

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si xoogan u cambaraysa xadhiga lagula kacay Arreh Suleyman Awled Arrehoo booliska Somaliland 20/05/2022, Gebilay ku xidheen.​ ​ Aare waa muwaadin Jabuutiyaan ah balse hadda degan oo ku nool Somaliland gaar ahaan magaalada Gebilay. ​ Aare xadhigiisa looma marin sifo sharciga waafaqsan.​ Sida ay eheladiisu xarunta u sheegeen xadhigiisa waxa uu…

Read More

Baafin: Duqa Magaalada Hargeysa oo aan ka soo xaadirin xafladihii May 18

Hargeysa (SD) – Shacabka reer Hargeysa ayaa isweydiinaya waxa duqa caasimada looga waayay munaasibadihii xuska sanad guuradii 31aad ee dib ula soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland. Cabdikariim Axmed Mooge ayaan ka soo muuqan fagaareyaashii lagu xusayay munaasibada May 18, sida caadada u ah madaxda dalka. Dadka qaar ayaa arinka u aaneynaya in Cabdikariim ay qabsatay labo…

Read More

Somalia and IMF Staff reach Staff-Level Agreement on the Second and Third Reviews of the Extended Credit Facility

Washington, DC: An International Monetary Fund (IMF) team, led by Laura Jaramillo, concluded virtual discussions with the Somali authorities and reached a staff-level agreement on the second and third reviews of the Extended Credit Facility (ECF) arrangement. This agreement is subject to approval of the IMF’s Executive Board. At the conclusion of the discussions, Ms. Jaramillo…

Read More

Somaliland oo u dabaaldegeysa xoriyad 31 jirsatay

Hargeysa (SD) – Waxaa si weyn maanta looga xusayaa Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland sanad guuradii 31 aad ee ka soo wareegtay gooni isu taaga Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa fagaaraha kheyriyada uga qeybgelaya munaasibada xuska madaxbanaanida Somaliland. Halka madaxda xisbiyada Mucaaridka debaaldegyada uga qeybgalayaan magaalooyinka Boorama iyo Burco. Somaliland ayaa sanadii 1991kii ka…

Read More

Xasan Sheekh oo mar kale Madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya loo doortay

Muqdisho (QJ) Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loogu doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasho ka dhacday teendhada Afisiyooni ee Xalane ku taal. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in 324 xildhibaan ay u codeeyeen musharixiintii maanta ku herdamay xilka madaxweynaha. Labada musharax ee Maxamed Farmaajo iyo Xasan Sheekh ayaa kala helay codad aad ukala tiro badan. Xasan…

Read More

“Muusow Hargeysa Anaa iska leh Adna Xarshin baad ku noqon” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SD)  Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID, ayaa ku dhawaaqay in ay si gaar ah uga tashanayaan hogaaminta dalka mar hadii madaxweyne Biixi diiday in uu doorasho qabto. Kulan ay madaxda labada xisbi maanta saxaafada kula hadleen ayay ku sheegeen in Madaxweyne Biixi aaney madaxweyne u aqoonsaneyn ka dib November sanadkan. Madaxweynaha ayay ku…

Read More

Wefdiga Mareykanka ayaa sheegay in booqashadoodu qeyb ka tahay siyaasadooda Soomaaliya mid ah

Hargeysa (SD) – Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku soo dhaweeyey Somaliland Jeneral Stephen Townsend, Taliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), si wada-tashi looga sameeyo horumarinta danaha labada dhinac ee ammaanka Bariga Afrika. Weftig ay hogaaminayaan Jeneral Stephen Townsend iyo Danjire Larry André waxa ay booqasho qiimeyn ah ay ku tageen Dekedda Berbera iyo…

Read More