Madaxweyne Biixi oo Marwo Fowsiya Aadan dhaleeceeyay
Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in masuuliyiin ka soo jeeda Somaliland ay xilal u doontaan Muqdisho. Madaxweynaha Somaliland oo hadal ka jeedinayey xaflad ka dhacday Jaamacada Hargeysa oo ku saabsaneyd barashada dastuurka ayaa si gaar ah u duray musharaxada ka soo…
