Dhaawacii ugu badnaa oo lagu dheyayo cisbitaalada Hargeysa
Hargeysa March 30, 2023 (QJ) – Waxa cisbitaalada gaarka loo yeehay ee magaalada Hargeysa buux dhaafiyay dhaawac laga soo daabulay aaga Goojacade. Ciidamadan oo qaliin loogu sameynayo cisbitaalada Hargeysa ayaa waxa lacagtooda markii u horeysay bixinaya Muuse Biixi, ka dib kolkii ciidamada Somaliland niyad jab ka muujiyay dagaalka aan xitaa daryeelka laheyn. Ciidamadan la dhayayo…
