Waddani oo ka digay colaado dheeri ah hadaan doorashooyinkii la qaban
Hargeysa March 12, 2023 (QJ) – Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani Axmed Cumar Xaaji (Xamarje) ayaa sheegay in haddii dib loo dhigo doorashada madaxtinimo ee Somaliland ay xaaladda Somaliland sii xumaan doonto, isla markaana ay soo wajihi karto amni darro hor leh. Xamarje waxa uu tilmaamay in colaadda Laascaanood ay ku fidi karto Somaliland oo…
