Algeria oo Soomaaliya 2-0 ugu quusgoysay
Algiers April 30, 2023 (QJ) – Maanta waxaa fooda is daray Xulalka 17-jirada Soomaaliya iyo Algeria ciyaartii ugu horeysay ee tartanka qaramada Afrika oo lagu qabtay dalka Algeria. Xulka qaranka Algeria ayaa guul ka gaaray ciyaarta kadib markii ay labo gool ka dhaliyeen Soomaaliya. Ciyaarta ayaa ka dhacday garoonka Nelson Mandela ee magaalada Algiers, inkastoo Soomaaliya…
