Amnesty oo Somaliland ku eedeysay xadgudubyo ka dhan ah shacabka Laascaanood
Laascaanood April 20, 2023 (QJ) – Warbixin ay soo saartay hay’adda Amnesty International ayaa daaha ka qaaday xadgudubyo ballaaran oo ka dhan ah xuquuqul insaanka iyo khasaaraha dadka rayidka ah ka soo gaaray colaadda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Warbixintu waxay sheegtay in in ka badan 100 qof ay ku dhinteen dagaalka, in ka…
