Uncategorized

Daawo:Alle Ha U Naxariiste Waxa Maanta Aas Qaran Loo Sameeyey Xildhiban Xariir Siciid Bulaale Oo Ka Mid Ahaa Xildhibanada Golaha Wakiilada Somaliland

2

Hargeisa 9/3/2015(SDN/QJ)alle  ha u naxariiste waxa maanta xabaalaha naasahablood aas qaran logu sameeyey xildhiban xariir sicid bulaale oo ka mid ahaa xildhibadii golaha wakilada somaliland aaska xildhibankani ayaa waxa ka soo qayb galay madaxwaynaha somailand axmed maxamed siilanyo

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com