
Hargeisa 9/3/2015(SDN/QJ)alle ha u naxariiste waxa maanta xabaalaha naasahablood aas qaran logu sameeyey xildhiban xariir sicid bulaale oo ka mid ahaa xildhibadii golaha wakilada somaliland aaska xildhibankani ayaa waxa ka soo qayb galay madaxwaynaha somailand axmed maxamed siilanyo
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
