Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ahna afhayeenka xukuumadda somaliland md maxamed muuse diiriye ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay Arrimaha doorashooyinka iyo Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.
https://www.youtube.com/watch?v=pLqpO1wICLw
