Muqdisho lagu soo gebagabeeyay Shirkii wadatashiga qaran
Muqdishu December 29, 2022 (QJ) -Waxa manta magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyay Shirkii wadatashiga qaran ee u dhexeeyay dawlada federaalka iyo maamul goboleedyada dalka, waxaana shirka laga soo saaray heshiis dhawr qodob ka koobnaa oo qaar kamid ah maamulka Puntland aanu sexiixin. Golaha wadatashiga, marka laga reebo Puntland, waxay isku raaceen heshiis siyaasadeed oo ku…
