Laftagareen oo Wasiiro ka horyimi bedelay
Baydhabo December 25, 2022 (SD) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis (Laftagareen) ayaa wareegto uu soo saaray xalay xilka uga qaaday labo kamid ah golihiisa wasiiradda, isaga oo sidoo kale magacaabay kuwa cusub. Madaxweynaha ayaa isku shaandheynta sameeyay ka dib kolkii wasiiradu ka horyimaadeen sida uu madaxwynuhu u maamulay dhacdadii dadku ku dhintaan ee dhawwnta…
