admin

Attacks increase against Somaliland media

MOGADISHU, SOMALIA — Amid protests that turned deadly, persistent drought and election controversies, Somaliland’s media are coming under attack. Arbitrary arrests, threats, beatings. Somaliland’s journalists are bearing the brunt of a spike in attacks, media associations say. In a recent incident, police in Hargeisa, the capital of the breakaway region, detained two Horyaal 24 TV…

Read More

Ganacsatadii isu xil-qaantay khilaafka Somaliland oo talo-soo-jeedin soo saaray

Hargeysa 26 Aug 2022 (QJ)- Guddi ganacsato ah oo isu xilqaantay in ay xaliyaan khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan ayaa soo saaray go’aano talo-soo-jeedina h oo ku socota dhinacyada khilaafka isku haya iyo daneeyayaasha kale. Go’aanada ayay ku socodsiiyeen shir gudoonka Baarlamanka Somaliland oo ay sheegeen in sharci ahaan ay tahay in ay waafajiyaan…

Read More

Raysalwasaaraha Soomaaliya oo safarkii ugu horeeyay dibadda ugu baxay

Muqdisho 26 Aug, 2022 (QJ)- Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaralka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhawayd  ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyaga  oo u duulay dhanka waddanka Tunisia. Raysal Wasaaraha iyo Wafidgiisa ayaa la sheegay in magaalada Tunis ee Caasimadda dalka Tunisia iney kaga  qaybgali doonan shirka Caalamiga ee Tokyo ee…

Read More

Xasan Sheekh oo Garoowe ka degay iyo Deni oo soo dhaweeyay

Muqdisho 25 Aug, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa gaadhay magaaada Garowe ee maamulka Puntland halkaas oo uu kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ku xigeenkiisa iyo dad kaloo badan Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ma jirin masuuliyiin kale oo ku wehelisay socdaalkiisa marka laga tago wasiirka arrimaha dibadda oo kagasii horreeyay magaalada…

Read More

Cirro iyo wefti uu hogaaminayo oo booqday haween Muuse Biixi u xidhan

Hargeysa 25 Aug, 2022 (QJ)- Murashaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani ayaa magaalada Gabiley wuxuu ku booqday haween u xidhan xukuumadda Muuse Biixi, kuwaas oo la xidhay mudadii ay socdeen dibad baxyada mucaaradka Somaliland dhigayeen. Cabdiraxmaan Cirro iyo weftiga uu hogaaminayay booqashadooda kadib ayaa qoraal kasoo baxay xisbiga Waddani lagu yidhi: “Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Iyo…

Read More

Somaliland Can Help the U.S. Win the New Cold War

China is making too many friends. Xi Jinping and the Chinese Communist Party have shown that they are willing to spend hundreds of billions of dollars in developing countries, causing many nations to deepen their relations with China—a worrying development for those who support democracy and human rights. Fortunately, some resist the Chinese attempts to…

Read More

Muuse Biixi oo qaaday tallaabadii ugu horaysay ee muddo-kordhinta uu ku xalaashanayay

Hargeysa  24 Aug, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta qaaday tallaabadii ugu horaysay ee uu ku doonayo muddo kordhin xukuumadiisa loo sameeyo iyadoo bilow u noqon doonta damaca muddo kordhinta oo miiska u saaran Muuse Biixi. Muuse Biixi ayaa ku xiegenkiisa Saylici iyo xubno ka tirsan wasiiradiisa maanta faray in ay ka hadlaan xaaladda abaareed ee…

Read More

Xasan Sheekh oo berri ka degaya magaalada Garoowe

Muqdisho 24 Aug, 2022 (QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Huruuse iyo wafdi balaadhan uu hoggaaminayo ayaa goordhawayd gaadhay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland. Wafdigan oo ka duulay garoonka Muqdisho ayaa waxaa Garoowe ku soo dhaweeyay wasiiro ka tirsan maamulka Puntland, iyadoo intaasi kadib loo galbiyay goob gaara oo loo diyaariyay mas’uuliyiintaan. Wasiir Abshir Huruuse…

Read More

Dagaalo mar kale kasoo cusboonaaday gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya

Jigjiga 24 Aug, 2022 (QJ)- Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ismaamulka Tigreega ee Waqooyiga dalka Itoobiya iyo Ciidamo daacad u ah dowladda dhexe ayaa ka dhacay agagaarka magaalada Kobo, sida uu sheegay Afhayeenka Ciidamada Tigreega. “Waxaan maqlayaa dhawaqa hubka culus oo saaka biloowday,” ayuu yidhi mid ka mid ah beeraleyda deegaanka Kobo oo magaciisa ka gaabsaday, isaga…

Read More

Xeebaha Soomaaliya oo laga saarayo liiska kuwa ugu halista badan dunida

Muqdisho 23 Aug, 2022 (QJ)- Rugta Caalamiga ah ee Maraakiibta ayaa isku raacday in xeebaha Soomaaliya laga saaro goob halis ah ka dib sanado badan oo lagu guuleystay howlgallada ka dhanka ah budhcad badeeda biyaha Soomaaliya. War-saxafaddeed ay soo saartay ayay ku sheegtay in la ansixiyay isbeddel cusub oo shaqeyn doona laga bilaabo January sanadka soo…

Read More

Wasiir Siciid Sulub oo Muuse Biixi la qaatay xadhiga odayaasha Garxajis iyo faahfaahin kale

Hargeysa 22 Aug, 2022 (QJ)- Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa la sheegay in uu madaxweynaha Somaliland la qaatay xadhiga odayaasah talo ahaan ugu sarreeya beesha Garxajis ee uu wasiirku kasoo jeedo, sida aanu ku helnay xogo kala duwan. Siciid Sulub ayaa la qaatay Muuse Biixi xadhiga suldaan Axmed Caddo-gude iyo salaadiin kale oo la…

Read More

Xisbiga Waddani oo booqasho ugu tegay masuuliyiin Baki kaga xidhan

Hargeysa 21 Aug, 2022 (QJ)- Masuuliyiin sare oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa magaalada Baki ku booqday saraakiil ka xidhan xisbiga iyo taageerayaal weheliya, iyadoo deegaankani ku yaalo galbeedka Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal. Gudoomiyaha xisbiga Waddani ayaa qoraalkan faafiyay goor dhawyad: “Aniga iyo musuuliyiin sare oo Xisbiga Waddani oo ugu horreeyo murashaxa madaxweyne kuxigeen ee Xisbiga…

Read More