Soomalida kusoo baxay doorashooyinka Kenya
Hargeysa 14 August, 2022 (QJ)- Doorashooyinka baarlamaanka iyo guddoomiyeyaasha gobollada ay Soomaalidu ku badan tahay ee Kenya ayaa waxaa kusoo baxay siyaasiyiin cusub iyo kuwo hore oo kuraas kala duwan ku guulaystay doorashadii dhawaan la soo gabagabeeyay 9-kii bishan August. Inta badan dadka la doortay ayaa ka socday Isbaheysiga Azimio La Umoja One ee Kenya…
