Khaatumo oo ka digtay aqoonsiga Somaliland
Laascaanood (QJ) – Hogaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa fariin toos ah u diray beesha caalamka, isagoo si weyn uga soo horjeeda aqoonsiga Somaliland. Maamulka Hargeysa ayaa sanadihii u dambeeyay si weyn u baadi goobayay aqoonsi caalami ah. Firdhiye waxa uu hadalkiisa ku sheegay in Somaliland aanay u qalmin in la ictiraafo, isaga oo ku sifeeyey…
