Mareykanka oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray Puntland
Muqdisho (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u beenisay hadal dhawaan ka soo yeeray Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, kaasi oo ahaa in Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ay kala baxday shaqaalaheeda muhiimka ah. Qoraal kooban oo ay soo saartay safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa been abuur ku tilmaantay warkii lagu sheegay wasiirka warfaafinta…
