Ceerigaabo oo laga saaray ciidamadii madeniga
Haargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay go’aamo lagu adkaynayo ammaanka magaalada Ceerigaabo iyo guud ahaan gobolka Sanaag. Wefti ka kooban xubno sharci-dejin ah oo loo xilsaaray xasilinta Ceerigaabo ayaa go’aamiyay in amniga magaalada laga saaro ciidamada booliska oo kaliya, iyadoo dhammaan ciidamadii rayidka ahaa laga saaray goobtaas. “Waftigii loo igmaday arrintan waxay go’aamiyeen…
