admin

Somalia’s President visited the Ministry of Defense and discussed operations against Al-Shabab

Mogadishu (QJ) – The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, conducted a working visit to the headquarters of the Ministry of Defense. During his visit, the President held productive meetings with the leadership of the Somali Armed Forces and the National Intelligence and Security Agency to accelerate operations aimed at eradicating…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dalalka Itoobiya, Jabuuti iyo Mareykanka

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, C/raxmaan Cirro, ayaa si cad u sheegay in aanay Somaliland marnaba iska indho-tiri doonin xidhiidhka ay la leedahay dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Maraykanka oo ay hadda wadaagaan dano badan. Madaxweyne Cirro oo khudbad ka jeediyey xarunta madaxtooyada oo uu kula kulmay golaha guurtida Somaliland, waxa uu ku dheeraaday muhiimadda ay…

Read More

Three officers from the Uganda Defense Forces face Court-Martialed for Helicopter crush in Somalia

KAMPALA (QJ) – Three officers from the Uganda Defense Forces have been accused of negligence related to a military helicopter crash in Somalia in September 2024. The helicopter, which was carrying African Union forces under ATMIS, crashed shortly after departing from Mogadishu, heading to Balidoogle airfield, located 90km northwest of Somalia’s capital. Four ATMIS peacekeepers…

Read More

Xiisad Colaadeed Oo Ka Taagan Gobolka Sanaag Oo U Dhaxaysa Ciidamada Somaliland Iyo kuwa SSC-Khaatumo

Ceerigabo (QJ) – Waxaa soo baxaya warar is khilaafaya oo ku saabsan xiisada colaadeed ee ka taagan gobolka Sanaag gaar ahaan magaalada Ceerigaabo oo ay ku lug leeyihiin ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo. Xiisadan oo bilihii la soo dhaafay ka taagneyd magaalada Ceerigaabo ayaa saacadihii la soo dhaafay sii xoogeystay, waxaana xiisadan ay abuurtay xaalad…

Read More

Maamulka Puntland Oo Soo Bandhigay Dukumentiyo Sir Ah Oo Laga helay Saldhigyada Daacish

Bosaaso (QJ) – Dowladda Puntland ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay dukumiintiyo sir ah oo laga soo furtay saldhigyo laga qabsaday kooxaha argagixisada ah ee Daacish. Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Gaas Muumin Cabdi Shire iyo Taliyaha Hawlgelinta Ciidanka Badda Puntland, Sarreeye Gaas…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in la baarayo arrinta gooni u goosadka.

Muqdisho (QJ) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay baaritaan ku sameysay sababaha keenay in dalka ay ka go’aan dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday wax ka barata Jaamacadda Muqdisho ayaa ku nuux nuuxsaday in kala go’a ay dhibaato weyn…

Read More

Danjire Maxamed El-Amine Souef oo soo dhaweeyay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya

Muqdisho (QJ) – Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa soo dhaweeyay dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya, oo dhawaan dib loo yagleelay. . Arrintan ayaa lagu shaaciyay war-murtiyeed ay si wadajir ah…

Read More

SSC-Khaatumo oo wacad ku martay in Ceerigaabo lla qabto

Laascaanood (QJ) – Hoggaamiyaha maamulka ku meel gaadhka ah ee SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa digniin culus u diray Somaliland, xilli uu khudbad ka jeediyay munaasibad xalay ka dhacday magaalada Laascaanood. Digniintiisa ayaa ku soo beegantay iyadoo ay weli socdaan xiisado colaadeed oo ka taagan gacan ku haynta gobollada Sool iyo Sanaag. Firdhiye ayaa…

Read More

A UK-based study reveals that Gaza’s actual death toll is far higher than official reports

London (QJ) – The number of people killed in Gaza is significantly higher than reported by local authorities, according to researchers from a UK medical research university. Findings from the London School of Hygiene & Tropical Medicine (LSHTM), published in The Lancet, estimate around 64,260 “violent deaths” in Gaza between October 7, 2023, and June…

Read More

FBIda Mareykanka oo baadi goobaya Shirkado gacan ka siiya Booliska Soomaaliya nidaamka ABIS

WashingtonFBI-da Mareykanka waxay raadineysaa shirkado ama hay’ado gaar ah si ay gacan uga geystaan ​​hirgelinta iyo maareynta Nidaamka Aqoonsiga Biometric Automated ee Soomaaliya (ABIS). Sida warbixinta ay daabacday biometricupdate.com lagu sheegay, FBI-du waxay raadinaysaa iibiyeyaal bixin kara adeegyo farsamo oo kala duwan, oo ay ku jiraan saadka iyo tababarka, si ay u taageeraan hawlgelinta iyo…

Read More

Xildhibaano canbaareeyay dhulboob ay dawladu ka wado Muqdisho

Muqdisho (QJ) – Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray war saxaafadeed ay kaga soo horjeedaan wax ay ku tilmaameen dhaca dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho. 97-ka xildhibaan ayaa uga digay ganacsatada Soomaaliyeed inay iibsadaan dhulalka danta guud, iyagoo ku eedeeyay madaxda dowladda inay si sharci darro ah ku…

Read More