Mareykanka oo $1.14 billion ka cafiyay Soomaaliya
Muqdisho November 05, 2024(QJ)-Magaalada Muqdisho waxa maanta ku kala saxiixday Heshiis deyn cafin ah Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige iyo Safiirka Mareykanka Richard X. Riley. Heshiiska ayaa Mareykanku Soomaaliya kaga cafiyay in ka badan Hal Bilyan oo Doollarka Mareykanka ah Heshiiskani waa qayb ka mid ah dadaallada deyn cafinta oo ballaaran oo ay ku…
