Jubaland oo shaacisay jedwelka doorashooyinka
Kismaayo November 17, 2024 (QJ) Guddiga doorashada Jubaland ayaa xalay si rasmi ah u shaaciyay jadwalka iyo qaabka ay u dhacayso doorashada guddoonka baarlamaanka iyo madaxweynaha Jubaland. Guddiga ayaa sheegay in 18-ka ilaa 19-ka bishan November la soo saari doono liiska xubnaha cusub ee baarlamaanka Jubaland, halka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Jubaland la qaban doono 21-ka…
