Jabuuti oo ka dashay khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya
Jabuuti August 14, 2024(QJ) -Dowladda Jabuuti ayaa quus ka muujisay in Turkiga uu dhexdhexaad ka noqon karo muranka badda ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, ka soo ka dhashay isafgarad dhanka badda ah oo ay gaareen Somaliland iyo Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa hoos u dhigay suurtagalnimada in dhex dhexaadinta Turkiga…
