Soomaaliya oo Sucuudiga weydiisatay maalgashi
Riyaad July 29, 2024(QJ)-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga Mudane Eng. Abdulrahman Abdulmohsen AlFadley. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sare u qaadista xiriirka taariikhiga ah…
