admin

    Kolonyo gaadiid ah oo qarax Askari ku dhimatay lagu la eegtay gobolka Waziristan ee dalkaPakistan

    Waziristan Jan 13 2013 (SDN)- Qarax ka dhashay bom la dhigay wadada dhinaceeda ayaa waxaa ku geeriyooday 14-askari halka 20-kalana ay uu dhawaacmeen, kaasi oo ka dhacay gobolka ay qabaa’ilku ka taliyaan ee Waqooyiga Waziristan, sida laga soo xigtay saraakiisha Amaanka.  Hal gaari ayaa gabi ahaan burburay kaasi oo qaraxu uu ku haleelay goob ay…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay dalka Maraykanka (Warsaxaafadeed)

      Muqdissho Jan 13,2013 (SDN)— Muqdisho, Soomaaliya) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay ku gaarayo dalka Maraykanka.  Waxaa safarkaan Madaxweynaha ku wehliyo Raisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha dibadda Marwo Fowziyo Yusuf Xaaji Aadan, iyo la taliya-yaasha Madaxweynaha.  Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu kulamo la qaadan doonaa…

      Read More

        Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya oo dhisme cusub ka furtay Airport-ka Muqdisho

        Muqdisho Jan 13 2013 (SDN)- Waxaa Maanta Xariga laga jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Airporka caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho Aden Ade International kaasi oo lagu tababarayo Shaqaalaha waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Garoonkaasi. Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa kasoo qeybgalay Maamulka sare Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha, wasiirka arimaha…

        Read More

          Fowsiyo Yuusuf Xaaji: Waan ka xunahay weerarkii Faransiisku ka geystay Buulo Mareer

          Muqdisho Jan 13 2013 (SDN)- Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalkeena  Soomaaliya ayaa waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaamay Weerarkii Ciidamada Komaandooska faransiiska ay ka geysteen gudaha dalkeena Soomaaliya. Wasiirada Wasaarada arimaha Dibadda Fowsiya Xaaji Aadan ayaa waxa ay sheegtay xili ay la hadlaysay Saxaafada in ay tahay mid ay aad uga xun yihiin Weerarkii…

          Read More

            Gaari ay dad rayid ah la socdeen oo rasaas lagu furay Magaalada Diinsoor eegobolka Bay

            Diinsoor Jan 13 2013 (SDN)– Wararka ka imanaya Gobolka Baay ee Dalkeena Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Saakay rasaas lagu furay Gaari Bl ah oo ay Saarnaayeen dad Shacab ah. Gaarigan ayaa waxa uu Marayay Magaalada Diinsoor waxaana wararku ay tilmaamayaan in uu kusoo jeeday Magaaladda Mogadishu oo ah Caasimadda Soomaaliya. Rasaasta ayay…

            Read More

              Howlgallo Aksar lagu eedeeynayo kufsi iyo dhac lagu soo qabtay oo laga sameeyay gobolka Sh/hoose

              Afgooye Jan 13 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Sh/hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay howlgal lagu soo qab qabtay ku dhawaad 20-Askari ay ciidamada dowladdu ka sameeyeen inta u dhaxeysa degamada Afgooye iyo Marka. Afhayeenka maamulka gobolka Sh/hoose oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay qabteen kooxo Askar…

              Read More

                Laheystayaan Syrian ah oo lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya kaddib muddo burcad badeedu ay heysteen

                Muqdisho Jan 12 2013 (SDN)— Waxaa Maanta garoonka Caalamiga ah eeAdenAdeInternationalAirportkasoo dagay Sadax Nin oo Syrian ah oo iyaga kasoo badbaaday gacanta Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida  oo ay lasocdeen madaxda Maamulka Ximan iyo Xeeb. Sadaxdan nin ayaa waxa iyagu laga qabtay Xeebaha Soomaaliya sanadii 2010-kii December waxaana ilaa haatan ay gacanta igu jireen Kooxaha Burcadbadeeda Soomaaliya….

                Read More

                  Al Shabaab oo sheegay in Denis Allex uu noolyahay maalmana u qabtay nolashiisa

                  Buulo Mareer Jan 12 2013 (SDN)— War saxaafadeed goor dhaw kasoo baxay xafiiska warfaafinta u qaabilsan Al-Shabab ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii xalay Buulo Mareer ku dhex maray ciidamada Faransiiska iyo kuwa Al-Shabab.  Warkaan oo lagu qoray warbaahinta Shabab ayaa waxaa lagu sheegay in hawlgalkii Faransiisku uu fashilmay isla markaan ay Xarakaddu go’aankamadambeys ah kasoo…

                  Read More

                    Wasaarada Gashandhiga Faransiiska oo warbixisay Weerar ay Ciidamadeeda Kumandosta ka furliyeen Soomaaliya

                    Paris Jan 12 2013 (SDN)— War saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay dawlada Faransiiska ayaa waxaa lagu sheegay in la haystihii u dhashay Faransa iyo labo askari oo kale ay kaga geeriyoodeen hawl gal ay ciidamadooda ka sameeyeen magaalada Buulo Mareer ee gobolka Sh/dhexe.  Warkaan oo kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga Faransa ayaa waxaa lagu sheegay…

                    Read More

                      Aqriso Wasaxafadeed looga hadlayo Waxqabadkii Xukuumadda Saacid 55-tii maalin ee ay jirtay

                      Muqdisho, 12 Jan, 2013….Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mduane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa, isaga oo faah faahin dheer ka bixiyay waxqabadka Xukuumada ee mudada 55-ta maalmood ah ee ay jirtay, waxana uu si gaar ah diirrada ugu saaray Midnimada iyo Wadajirka ka dhaxeeya hay’addaha sare ee Qaranka,…

                      Read More

                        Ciidamo Faransiis ah oo Weerar qasaaro geystay xalay ka fuliyay deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Sh/hoose

                        Buulo-mareer Jan 12 2013 (SDN)— Saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in weerar qasaaro geystay ay xalay Ciidamado la tuhunsanyahay in ay Faransiis yihiin ay ka fuliyeen deegaanka Buulo-Mareer oo ka tirsan gobolkaasi. Weerarka oo uu bartilmaameedkiisu ahaa guri la sheegay in uu ku jiray Sarkaal Faransiis ah oo ay qafaasheen Al Shabaab…

                        Read More

                          Uganda: Terrorists Sneaking Into Country

                          Police have a critical challenge in keeping perceived terrorists at bay: the expansive porous borders. Twice in just a few months, at least 10 suspected terrorists have sneaked across the border intoUganda. Yesterday, Police announced they had upped the security alert, saying the force was hunting for five top international terror suspects, believed to have…

                          Read More

                            Dowladda Ugandaoo 10-qof oo Argagixso ah ka baadi goobaya Magaalooyinka dalkaasi

                            Kampala Jan 11 2013 (SDN) — DowladaUgandaayaa sheegtay inay baadi goob ugu jirto 10 ruux oo ay sheegeen inay yihiin argagixiso ,kuwaasi oo shan ka mid ah ay sheegtay inay aaminsan yihiin todobaadkan inay si qarsoodi ah ku galeen dalkaasiUganda,sida ay sheegeen saraakiil booliska dalkaasi ka tirsan. Ku xigeenka afhayeenka booliska dalkaasi Vincent Sekate ayaa…

                            Read More

                              Dad badan oo ku geeriyooday 2-qarax oo ka dhacday Koofur Galbeed dalkaPakistan

                              QuettaJan 2013 (SDN)— Ugu yaraan 81-qof ayaa ku geeriyootay 120-kana waa ay ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacday Magaalada Quetta ee Koofur Galbeed dalkaPakistansida ay sheegeen Ciidanka booliska dalkaasi.  Saraakiil ka tirsan Ciidamada Amaanka dalka Pakistaan oo gaaray goobta ay wax ka dhaceen ayaa u sheegay warbaahinta  in qarax koowaad uu qasaarihiisa yaraa hase…

                              Read More

                                Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose oo sheegay in uu ku farasanyahay qaabka cadaalada loomarinayo dadka burcadnimada lagu soo qabto

                                Afgooye Jan 11 2013 (SDN)- C/qaadir Maxamed Nuur Siidii guddoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in uu aad u farasanyahay qaabka cadaalada loo soo taagayo raga lagu soo qab qabtay iyagoo dhibaateynaya umada ku nool gobolka uu ka taliyo. Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa tilmaamay in uu aad u faraxsan yahay howlgalkii shalay ay ciidamada dowladda ka…

                                Read More