admin

    Dowladda Soomaaliya oo canbaareysay dilkii Maanta loo geystay Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan

    Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed—Dowladd Soomaaliya waxay si adag u cambaareynaysaa dilka suxufi   Cabdixareed Cusmaan Adan  oo u shaqeynayey shabakadda war-baahinta Shabelle ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay  18/1/2013  lagu dilay degmada wadajir ee magaalada Muqdisho. Dilkaan oo ay qeyb ka ah dilal isdaba jooga  ah oo lala beegsanayey sufuyiinta ku hawlan gudashada mihnadooda…

    Read More

      Midowga Africa oo canbaareyay dilkii loo geystay Wariye Cabdi Xareed Cusuma Aaadan

      Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)— Wakiilka Guddoomiyaha gudiga Midowga Africa Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa waxa uu argagax iyo walaac ka muujiyay weerarada lagu khaarajinayo Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee wali ka soconaya Magaalada Muqdisho. Ambassador Annadif ayaa canbaareyay falkii lagu dilay Wariye Cabadi Xareed Cusmaan Aaadan oo ka tirsanaa Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho xilli uu…

      Read More

        Meydka Wariye Cabdi Xareed oo lagu aasay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho

        Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)- Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan ayaa maanta meydkiisa lagu aasay qabuuro kuyaalla Isbitalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Aaska Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan Idaacadda uu ka geeriyooday ee Shabelle, shaqaalaha iyo Ehelada Marxuumka geeriyooday. Wariye Abuukar Sh. Maxmuud Abuukar SKY oo ka tirsan…

        Read More

          DHAGEYSO: Qeybtii Labaad Wareysi Madaxweynaha Soomaaliya uu uga hadlayo Arrimaha Jubooyinka, Al Shabab iyo weerarkii Buulo Mareer

          Washington Jan 18 2013 (SDN)- Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qeybtii labaad Wareysi uu Madaxweynaha Soomaaliya siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da. Qeybtan labaad Madaxwenuhu waxa uu uga hadlayaa Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka iyo Al Shabaab.   Halkan Ka Dhageyso Warseysiga Madaxweyana ee VOA qeybta 2aad  

          Read More

            Golaha Wasiirada Soomaaliyeed oo kulankoodii Shalay uga hadlay Arrimo badan oo xasaasi ah (Warsaxaafadeed)

            Muqdisho Jan 18, 2013— Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dhacdadii lagu laayay dadka rayidka ah ee ka dhacday Tuulada Buulo Yaasiin oo ku dhow degaanka Leego ee Gobolka Sh/hoose, iyo Xariga Weriye C/casiis C/nuur Koronto oo warbixin aan sax…

            Read More

              Madaxweyne Obama iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan ku yeeshay Aqalka Cad ee Maraykanka

              WashingtonJan 18 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Cad ee Maraykanka looga Taliyo waxa uu kula kulmay dhigiisa Barck Obama oo halkaasi ku soo dhaweeayay. Obama iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulankooda waxaa ku wehliyay xubno labada dhinac ka socday waxaana ay kawada hadleen arrimo dhiiro galin u badanaa oo uu soo…

              Read More

                Maraykanka oo Aqoonsaday dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh 19-sano kaddib

                WashingtonJan 18 2013 (SDN)- Dowladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa waxaa u bilaawday waa cusub oo ku aadan xiriirka diplomasi ee u dhaxeeyay kaddib markiiWashingtonay Aqoonsata dowladda ka jirta wadanka 20-sano ay colaaduhu ka soo jireen ee Soomaaliya Aqoonsiga Maraykanku uu u fidiyay dowladda Soomaaliya aya timid markii Xogahayaha dibadda dalkaasi Hillary Clinton ay la kulantay…

                Read More

                  Mas’uuliyiin ka socota wasaradda gashandhigga oo kormeeray Ciidabada Badda Soomaaliyeed

                  Muqdisho Jan 17  2013 (SDN)- Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kormeer ku sameysay Ciidamada badda Soomaaliyeed, kuwaasi oo diyaar garow ugu jira xuska 51-sano guuradii ka soo wareegatay markii la aasasay ciidamadasi.  Abuukar Xaaji Warsame Xuud Madaxa hogaanka siyaasadda ciidanka xooga dalka oo hogaaminayay mas’uuliyiinta wasaarada gaashandhigga ka socotay ee kormeeray ciidamada badda Soomaaliyeed…

                  Read More

                    Ciidamo boolis Soomaliyeed ah oo maanta tababar loogu qaaday dalka Jamhuuriyada Jabuuti

                    Muqdisho Jan 17 2013 (SDN)— Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta dalka Jabuuti loogu qaaday tababar kala duwan oo ay halkaasi ku qaadanayaan.  Ciidankaan oo tiradooda ay gaarayso inkabadan 200 oo askar ah ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusii sagootiyay Saraakiil ciidan iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya.  Taliyaha…

                    Read More

                      Daahir Amiin Jeesow: Waa Diin Naceeb ayaan dhihi karaa waxa loolaayay caruur dhiganeysay dugsi kuyaalay Leego

                      Muqdisho Jan 17 2013 (SDN)– Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo lahaday Warbaahinta ayaa sheegay in falkii Ciidamo AMISOM ah ay ku dileen dad caruur dugsi dhiganeysay ay ku jiraan deegaanka Leego in ay uu yahay fal dhiinta looga soo horjeedo. Daahir Amiin Jeesow ayaa tilmaamay in ay aad uga argagaxeen talaabadaasi naxdinta laheyd oo ay…

                      Read More

                        Weerar Qasaaro Geystay oo Xalay Ka dhacay Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya

                        Garissa Jan 17 2013 (SDN)– Ciidamada booliska dalkaKenyaee ku sugan Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in weerar ay kooxo hubeysan soo qaadeen xalay ay ku geeriyoodeen 5-qof  sadax kalana ay si xun u dhaawacmeen. Charlton Mureith oo ka tirsan saraakiisha booliska gobolka ayaa sheegay in weerarka lagu soo qaaday goob maqaaxi ah…

                        Read More

                          AMISOM oo sheegtay in ay Baarayaan dhacdadii dadka rayidka lagu laayay ee ka dhacaday Nawaaxiga Leego

                          Muqdisho Jan 16 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed ay soo saareen Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan dhacdadii shalay Ciidamo ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku laayeen meel u dhaw deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose. AMISOM ayaa tilmamatay in dhacdaasi ay timid markii ay…

                          Read More

                            Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta xukun dil ah kufulisay Askar katirsan Ciidanka Soomaaliyeed

                            Muqdisho Jan 16 2013 (SDN)–Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay 2-askar oo ka tirsanaa ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dilka toogashada ah ayaa wuxuu ka dhacay fagaaro weyn oo ku yaalla Barxada School Buluuziya ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiisha maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo sidoo…

                            Read More