admin

    Ururrka Haldoor Oo Kaalmo Raashin Ah Gaadhsiiyey Degmada Labi-Sagaale iyo Nawaaxigeeda.!

    Columbus Aug 18,2012 (SDN)…Xubno ka tirsan madaxda iyo  maamulka Ururrka Sama Salka ee Haldoor,  ayaa gaadhsiiyeey caawimo raashina deegaanka Labi-sagaale,oo ay ku dhaqan yiin mushtamaca aad u tiro badani, halkaas oo ay si balaadhan ugu qeybiyeen dadkii ku dhaqanaa degaankaasi labi-sagaale raashin kala duwan, waxa kale oo uu ururrkan Haldoor uu ka dhisi doonaa mudo yar ka…

    Read More

      Deegaamada koonfurta dalka JSL iyo Hargeisa Xaafadda Ugu Mushtamaca Badan Oo Biyo La’aan Loogu Liito.

      Deegaamada koonfurta dalka JSL iyo Hargeisa Xaafadda Ugu Mushtamaca Badan Oo Biyo La’aan Loogu Liito.  Dadka iyo deegamadu miyey kala ayaan roonyiin  Sida ummada reer Somaliland ay wada og-tahay,ka wada dheregsatay waxa jirtay wakhtigii Riyaali maamulka dalka hayey in uu jiray Riig Biyo qodid ka bilaabay deeganka koonfurta magalada Hargeisa, kaas oo aad ummadu ugu…

      Read More

        Massege To Somaliland President.

        Mr.Siilaanyo we hate those who feed tribal ego, who feed fear, and who feed their own ego with constant grand standing for whatever their cause is. Why are the political leaders in Somaliland abusing their powers? Why are they lawless? Why has the society failed to checkmate their powers? Somaliland’s democracy project and its civic…

        Read More

          Qarax Aad U Weyn Oo Geystey Khasaare Ayaa Ka Dhacay Degmada Hilwaa Ee Magalada Muqdisho.

          Muqdisho August 05,2012(SDN)- Wararka rasmiga ah ee naga soo gaadhaya degmadda Hilwaa ee gobolk Banaadir ayaa sheegaya in qarax  ka dhacay degmadaasi meel ka mida fagaarayaasha degmadaasi, qaraxaasina uu ahaa mid aad u xoogan isla markaana geystey khasaare iyo argagax aad  u xoogan.. Qaraxaasi waxa uu ka oogsaday oo uu ka dhacay badhtamaha suuqa loo yaqaan…

          Read More

            Gudoomiyaha Golaha Sharci Dejinta Mr. A/Ciro, Xilkii Waxa Uu Ka Dhigtay Shaadh Uu Xidho Marna Siilaanyo Uu u Bixiyo

            In mudo ahba waxa taagnaa muran xoogan oo ku saabsan doorashooyinka golaha deegaanka, murankaas oo uu curiyey abuurayna gudoomiyaha golaha sharci dejinta Cirro, isagoo qiil u raadinaya ururrka uu sida sharci darada ah u samaystay ee Wadani iyo muraado uu u filinayo xukuumada Siilaanyo.Waxa hore aynu ugu ogeyn in uu ku kacay fal lid ku…

            Read More

              BREAKING-NEWS: Ogoni Declares Self-Government Away From Nigeria–Reports

              OGONI-NATION–Ogoni people formerly declares itself independent and self-government away from what is called Nigeria. According to Goodlukc Diigbo: “We are acting with legitimacy to reclaim all of our rights, without exception,” he said. [PHOTO: Ogoni-National Flag, Goodluck addressing the people in Ogoni-Land….] Dr. Diigbo said: “Now, therefore, acting on the General Assembly mandate on the…

              Read More

                Jaaliyadda Jsl/Toronto Oo Taakulo Ugu Deeqay Jidka Isku Xidha Hargeisa iyo Burco.

                Toronto July 30-2012(SDN)Kulamo is-daba joog ah oo lagu qabtay Magaalada Toronto ee dalka Kanada ( Canada ) ayaa waxa deeq lacageed loogu uruurinaayay jidka isku xidha doona Burco- Hargeisa( Transsomaliland highway ). Jidkaas oo ah mashruuc qaran, waxa lagu dhisayaa iska-wax-u-qabso. Waxana hormood ka ah Guddigga Horumarinta Gobolka Togdheer.Mashruucyada hore ee ay Guddiga Hor-u-marinta Togdheer…

                Read More

                  Shil Baabuur Oo Shanqof Ku Nafweydey: Shan Qof Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley

                  Maydadka Shantaa ruux   ayaa la soo gaadhsiiyey  Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Gabiley halka labada ruux ee kalana lagu daweynayo isla cusbitaalkaas. Magaalada Gabiley – Alleh ha u naxariistee waxa shilkaa baabuurka ku naf-waayey Shan Qof, halka  Laba Kalena ay  Ku Dhaawacmeen saacadu markay ahayd  Abaara 5:00 Galabnimo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley.Sida wararka rasmiga ahi…

                  Read More

                    Xildhibaan Maxmed Omar Geedi:Duqeynta Ciidamada Kiinya waxaa ku dhinta shacab iyo xoolo uun

                    Muqdisho July 18,2012(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cumar Geedi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ka soo jeeda degaanka Gedo ayaa sheegay in Kiinya ay joojiso weerarada duqeynta ah ee ciidamadoodu u geystaan degaanada Koonfurta dalka. Ciidamada Kiinya ayaa tiraba dhawr jeer duqeymo ay u geysteen degaano hoostaga maamulka Al Shabaab ayaa waxa ku dhintay dad maati…

                    Read More

                      Qaramada Midoobey oo sheegtay in Qaxootiga Soomaalida ee Kiinya iyo Itoobiya u qaxay in tiradoodu gaadhay 1 million

                      New York July 18,2012(SDN)-Ha’yada Qaxootiga u qaabilsan QM ayaa sheegtay in Soomaalida u qaxday dalalka jaarka ay tiradoodu haatan buuxisay 1miilion oo ruux. Dadka oo ku kala nool dalalka Kiinya iyo Itoobiya ayaa qaar ka mid ahi waxa ay xeryaha Kiinya iyo Itoobiya gaareen bilihii u danbeeyay. UNHCR oo QM uqaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in…

                      Read More

                        Madaxda Dawlada KMG ah iyo kuwa Puntland oo lagu eedeeyay in ay damaanad qaad siyaan madaxda Burcad badeeda(Warbixin)

                        Nairobi July 18,2012(SDN)-Madaxda sare ee dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay garab siyaasadeed siiyaan madaxda sare ee Burcad badeeda Soomaalida ee beesha caalamku la tacaaleyso wax ka qabashadooda. Sida lagu xusay warbin dheer oo ay qoreen kooxda Qaramada Midoobey ay u xil saartay la socodka cuna qabateynta dhawr dal oo Soomaaliyana…

                        Read More

                          Talo Waa Lama Huraane Hoo, Jamaal Ali Husseinow.

                          Marka hore waxaan salaamayaa ummada somaliyeed gaar ahaan ummada reer somaliland waxaan u rejeynayaa nabad iyo xasilooni aada.Waxaan talo iyo tilmaan la tiigsanayaa musharaxa jagada madaxweyne ee xusbiga UCID, Jamaal Ali Hussein.   Sida aynu wada ognahay  muran kama taagna in ruux waliba wixii uu kasbado uu xidigan dushiisa ka helayo oo ay wax u…

                          Read More

                            Refugees Raise Questions of Accountability in Dadaab

                            DADAAB, (SDN) – Hundreds of thousands of Somali refugees in Kenya’s northeastern Dadaab refugee camp depend on aid to meet all their basic needs; while they are grateful for the help and the relative security the settlement provides, many feel the aid could be managed in more effective ways. Food distribution is one of the areas…

                            Read More

                              UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs “Deeply Concerned” over situation in Somalia

                              New York (SDN)-An internal memo from the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs that was made public earlier today has highlighted the continued insecurity faced by Somali’s in the south central region. According to UNOCHA’s statement: the humanitarian situation in Somalia is critical and needs to remain high on the agenda of the international community. Although…

                              Read More

                                UNHCR Evaluates IDP Movements in Southern Somalia

                                A new UNHCR population assessment of the Afgooye corridor west of the Somali capital Mogadishu has found a significant reduction in the number of displaced people living there. From data collated in May we estimate that up to 120,000 internally displaced people (IDPs) may still be living along this 30 kilometre-long stretch of road. At…

                                Read More