Guddiga Kala Reebista Ururada Siyaasada Somaliland Oo Soo Bandhigay Qodobada Iyo Habka Loo Raacayo Kala Saaristooda Marka Doorashada Deegaanku Dhacdo
Hargaysa 11-11-2012 (SDN)- Gudida kalsa saarista ururada iyo ansixinta Axsaabta Qaranka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta akaadamiyada horumarinta nabada ee magaalada Hargaysa ku sheegay inay u anbo baxayaan Socdaal haleed oo ay kusoo marayaan dhamaanba Gobolada dalka si ay bulshada uuga dhaadhiciyaan qaabka kalada saarista ururada.waxaana ka mida hadaladiisa “Way iska…
