Duyuurad nooca dhulka laga hago oo Muqdisho ku soo dhacday
Muqdisho Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Duyuurad aaney cidi wadin oo ah nooca dhulka laga hago oo aan la garan cida leh ayaa maanta ku soo dhacday mid ka mida xeryaha qaxootiga ee ku yaal caasimada dalka Soomaaliya. Duyuuradaha noocana ayaa hore waxa u isticmaalay dalka Mareykanka mar uu weeraro ku qaaday dhawr jeer kooxaha uu bartilmaansado ee xagjirka…
