Qoyskii dhawaanta lagu helay in ay dileen qaar ka mid ah caruurtooda oo racfaan qaatay
Ottawa Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Qoys ka soo jeeda dalka Afgaanistaan oo ku nool dalkan Canada ayaa Axadii ina dhaaftay lagu helay denbi dil ah oo ay u geysteen afar haweena oo isla qoyskaa ka tirsanaa. Maxamed Shafia iyo xaaskiisa Tuuba Yaxya iyo Curadkooda Xamiid ayaa lagu xukumay xabsi daaim aan cafis laheyn 25ka sanadood ee hore,ka dib…
