admin

    Awood maroorsiga Xirsi iyo waxa ay Somaliland dhaxal siin karto

    Hargeysa Jan 23,2012(qurbejoog.com)-Waxa intii ka danbeysay isbedelkii siyaasadeed ee Somaliland ka dhacay soo ifbaxay cida awooda dalka ugu sareysa iyo odhaahda u danbeysa eemadaxtooyada leh. Xirsi Xaaji Xasan wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay si badheedha u cadeystay la wareegid dhamaanba awoodihii madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo. Dhacdooyinkii ugu yaabka badanaa ayaa waxa ay ahaayeen…

    Read More

      Missing Somali Girl Found Safe in Minneapolis

      MINNEAPOLIS – Minneapolis Police report that a ten-year-old girl gone missing Sunday morning was found safely. Namo Abdinur Ahmed was located around 6 p.m. She had walked into Abbott Northwestern Hospital in Minneapolis. The Minneapolis Emergency Communications Center received a call from Children’s Hospital of Minneapolis stating that a child matching the description provided in…

      Read More

        Dagaal markale ka qarxay duleedka Buuhoodle

        Buuhoodle Jan 22,2012(qurbejoog.com)-Waxa saaka markale uu dagaal ka qarxay duleedka degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer oo maalmihii u danbeeyay ay isku horfadhiyeen ciidamada Somaliland iyo kuwa Jebhada SSC. Dagaalkan oo ah mid culus sida ay dad degaaka ku nooli ku soo waramaayaan ayaa iminka socda saacadii u danbeeyay ee maanta. Ma cada weli cida duulaanka…

        Read More

          Xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka oo si dadban u wada olole midab takoor ku saleysan.

          Washington Jan 22 2012(qurbejoog.com)-Ololaha doorashooyinka madaxweynenimo ee ay ku guddo jiraan xisbiga mucaaridka ah ee Jamhuuriga ayaa si dadban ugu saleysan midab kal socoo ay uga hortagayaan madaxweyne Barack Obama. Xisbiga Jamhuuriga ayaa caadiyaan midab takoor laga dhandhansadaa qorshayaashood olole balse sanadkan waxa u dheer iyada oo uu aqalka cad fadhiyo madaxweynihii u horeeyay ee…

          Read More

            Axsaabta Islaamiga ah ee dalka Masar oo helay tirada xildhibaanada ugu badan Baarlamaanka

            Qahira 22,2012(qurbejoog.com)-Doorashooyinkii u danbeeyay ee ka dhacay dalka Masar ee sida xorta ah loogu tartamayay kuraasida aqalka baarlamaanka ee dalkaa markii u horeysay ebid ayaa waxa guulo ka soo hooyay kooxaha Islamiyiinta dalkaasi. Kooxda Akwaanka oo urur siyaasadeed ahaan looga mamnuucay dalka Masar ayaa helay kuraasida u badan ee baarlamaanka dalkaasi. Halka ururka kale ee…

            Read More

              Dabley Hubeysan oo nin Mareykan ah ka afduubatay Gaalkacyo

              Gaalkacyo Jan 21,2012,(qurbejoog.com)-Dabley hubeysan ayaa aaga garoonka duyuuradaha ee magaalada Galkacyo ka afduubatay rag hubeysan oo aan heybtooda la gararan ilaa haatan. Dableyda ayaa isku gedaamay gaadhi uu la socday ruuxni ka dib kolkii uu ka soo dhaqaaqay uun gegida duyuuradaha ee magaalada Gaalkacyo sida uu saxaafada u xaqiijiyay askadhi goobta ku sugnaa. Masuul ka…

              Read More

                Loud blasts heard near Somali rebel bases

                (Reuters) – Two loud explosions rocked a rebel stronghold about 13 km from the Somali capital on Saturday and a third blast was heard close by, residents said, but it was unclear who was behind them. “We heard two big explosions and then we saw clouds of smoke rising from near the bases of al…

                Read More

                  Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland oo ka beensheega safarada masuuliyiinta Somaliland booqda(DHEGEYSO)

                  Hargeysa Jan 21,2012(qurbejoog.com)-Wasirka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa tiraba dhawr jeer ka been sheegay doorka uu ku leyahay safarada masuuliyiinta booqashada ku taga Somaliland. Wasiirka ayaa hore uga beensheegay in uu ku lug lahaa safar uu dalka ku yimi Xoghayaha urur goboleedka IGAD  Md Maxbuub Macalim oo uu sheegay in…

                  Read More

                    Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubnaha wasiirada ah ee heysta dhegta madaxweyne Siilaanyo?

                    Hargeysa Jan 21,2012(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan soo shaacbaxday in madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici uu ka biyo diiday habdhaqanka xubno ka tirsan gollaha wasiirada ee Somaliland ee heysta dhegta madaxweyne Axmed Siilaanyo. Madaxwene ku-xigeenka Somaliland ayaa in muda ahba dulqaad ku wejahayay habdhaqanka wasiirada Madaxtooyada iyo arrimaha dibedda oo lidi ku ahaa hanaanka dawladnimo oo ay…

                    Read More

                      Where somaliland stands now?

                      It is been three years, since I wrote an article to the somaliland media, and the reason that it took me so long to write an article is because when somaliland face a political dilemma before this new administration, including closing of  house of parliament, Calling for impeachment  of the president at that time and…

                      Read More

                        A Graphical Tour Through The Climate Of 2011

                        New data from the National Oceanic and Atmospheric Administration and NASA show that for the 35th year in a row, the globe was warmer than average during 2011, and about the 10th-warmest year on record since 1880. Officials said warming was hindered somewhat by a La Niña event in the Pacific Ocean, but owing in…

                        Read More

                          Somali and African Troops Hit Rebel Posts in Mogadishu

                          MOGADISHU, Somalia — Government and African Union forces began a heavy offensive early on Friday against insurgent strongholds on the outskirts of the capital, Mogadishu, trying to drive the Islamic militants they have long battled out of the city, officials and witnesses said. African Union and government forces said they took over strategic positions controlled…

                          Read More

                            Xukuumada Jabuuti oo maanta qabaneysa doorasho aaney cidi isu diiwaan gelin

                            Jabuuti Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Xukuumada Jabuuti ayaa bilihii u danbeeyay waday dedal ay ku diiwaan gelineyso shacabka doonaya in ay ka qeybgalaan doorashooyinka gollaha degaanka ee Jabuuti. Shacabka Jabuuti ayaase dhabarka u jeediyay dalabka xukuumada ka dib kolkii ay soo baxday in doorasho walba oo Jabuuti ka dhacda in xukuumadu natiijadeeda hore u goaamisay. Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa…

                            Read More

                              Xildhibaan Ifraax Cali Kirix: Waxyaabaha ii qorshaysan waxa ka mid ah sidii aan isugu xidhi lahaa Golaha Deegaanka Jonkoping ee aan ka tirsanahay iyo Golaha Deegaanka Hargeysa(DHEGAYSO)

                              Hargeysa Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Wareysi aanu la yeelanay Ifrax Cali Kirix oo ah mid ka mida xildhibaanada gollaha degaanka ee magaalada Jonkoping ee dalka Sweden ayaa nooga waran sidii xilkaa ugu tartantay iyo waxyaabaha u sahalay guushaasi. Xildhibaanada oo u warantay wariyahayaga magaalada Hargeysa Saciid Yare ayaa waxa ay si qoto dheer uga warantay qodobo ay ka…

                              Read More

                                Hoos u dhac ku yimi weeraradii Burcad badeeda caalamka iyo Soomaalida oo khatartoodi sii siyaaday

                                Kuala Lumbur Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Weerarada ka dhaca Baddaha caalamka ayaa sanadkii ina dhaafay mudo shan sanadooda hoos u dhacay halaka khatarata Burcad badeeda Soomaalidu ay kor u kacday,sidaana waxa sheegay heyad dusha kala socota hawlaha badmaaxyada. Heyadan oo la yidhaahdo International Maritime Bureau ayaa sheegtay in sanadkii hore ay badaha ka dheceen uun 439 weerara halaka…

                                Read More

                                  KU DHAQANKA SHAREECADA ISLAAMKA

                                  Allaah ayaa mahad leh  mulinimadu runti wa shay aad u qaali ah marka ugu horaysa hadii aynu is waydiino suaashan waa maxay muslim ? muslim waxa weeye qof is dhiibay o isku dhiibay illaahi abuurtay gartay ujeedada lo abuuray e aduunka loo keenay gutay waajibaadki aw ku laha illahy ku daray xuquuqda ay ku leeyihiin…

                                  Read More