XASSAN MAHAMED YUUSUF, HORN CABLE IYO INTA LA XIDHAN U SAMRA SILANYO HADAY GEERIYI DAYSO GABAW AYAN DAYNAYNE
illahay aya mahad leh dhibka ka taagan hargaysa e u gaarka ah warbaahinta somaliland waxay igu dhalisay inan qalinka qaato oo aan isku dayo inaan bal fikirkayga o samiim ah aan ka dhiibto shalay ayuunbay ahayd markii aw madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland ahmed silanyo aw qudbada aadka u qabaw ka jeediyay labada gole e xukumada isla…
